Duqa Muqdisho ”Haloo sheego Xildhibaan Fiqi in Shacabka aysan raali ka aheyn Qaswade ”

Baraha bulshada gaar ahaan barta Facebooka waxaa hadalo kulul isku dhaafsaday Gudoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Eng C/Raxmaan Yariisow iyo Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Duqa Muqdisho  oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in siyaasiyiinta Mucaaradka aan laga aqbali doonin inay xag-xagtaan dowladda sidoo kale buun buuniyaan amni … Continue reading Duqa Muqdisho ”Haloo sheego Xildhibaan Fiqi in Shacabka aysan raali ka aheyn Qaswade ”